Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 137:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, kuwii maxaabiis ahaanta noo watay ayaa halkaas gabayo nagu weyddiistay, Oo kuwii na silciyey ayaa farxad na weyddiistay, oo waxay nagu yidhaahdeen, Noogu gabya gabayadii Siyoon midkood.

Sabuurradii 137

Sabuurradii 137:1-6