Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 132:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Carruurtaadu hadday xajiyaan axdigayga Iyo markhaatifurkayga aan iyaga bari doono, De markaas carruurtooduna weligood bay ku fadhiisan doonaan carshigaaga.

Sabuurradii 132

Sabuurradii 132:11-18