Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 127:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Faa'iido idiinma leh inaad aroor hore kacdaan oo aad goor dambe seexataan, Oo aad kibista dhibka cuntaan, Waayo, wuxuu kuwuu jecel yahay siiyaa hurdo.

Sabuurradii 127

Sabuurradii 127:1-5