Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 126:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa afkeenna waxaa ka buuxsamay qosol, Carrabkeennana gabay, Kolkaasaa quruumaha waxaa laga dhex yidhi, Rabbigu waxyaalo waaweyn ayuu iyaga u sameeyey.

Sabuurradii 126

Sabuurradii 126:1-6