Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 119:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxgarasho i sii, oo anna sharcigaaga waan xajin doonaa, Haah, oo waxaan ku dhawri doonaa qalbigayga oo dhan.

Sabuurradii 119

Sabuurradii 119:27-35