Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 119:133-135 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

133. Tallaabooyinkayga ku toosi eraygaaga, Oo dembina yaanu ii talin.

134. Dadka dulmigiisa iga bixi, Oo anna waxaan dhawri doonaa amarradaada.

135. Anoo addoonkaaga ah wejigaaga iigu iftiimi, Oo qaynuunnadaada i bar.