Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 118:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay ii hareereeyeen sida shinni oo kale, oo iyaga waxaa loo demiyey sida dabka qodxanta oo kale, Oo anna magaca Rabbiga ayaan ku baabbi'in doonaa.

Sabuurradii 118

Sabuurradii 118:11-17