Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 118:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbiga ku mahadnaqa, maxaa yeelay, isagu waa wanaagsan yahay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way waartaa.

2. Haddaba reer binu Israa'iil ha yidhaahdeen, Naxariistiisu weligeedba way waartaa.