Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 108:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gilecaad anigaa iska leh, Manasehna anigaa iska leh, Oo weliba Efrayimna waa daafacaaddii madaxayga, Yahuudahna waa ushaydii boqornimo.

Sabuurradii 108

Sabuurradii 108:6-13