Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 108:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Ilaahow, qalbigaa ii fadhiya, Waan gabyi doonaa, haah, waxaan kuugu gabyi doonaa ammaantayda.

2. Shareerad iyo kataaradow, toosa, Aroorta hore waan toosi doonaa.

3. Rabbiyow, mahad baan kuugu naqi doonaa dadyowga dhexdooda, Oo waxaan ammaan kuugu gabyi doonaa quruumaha dhexdooda.