Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 107:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu webiyo wuxuu u beddelaa cidlo, Oo ilo biyo ahna wuxuu u beddelaa dhul oommane ah,

Sabuurradii 107

Sabuurradii 107:26-43