Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 107:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbiga ku mahadnaqa, waayo, isagu waa wanaagsan yahay, Oo naxariistiisuna weligeedba way sii waartaa.

2. Kuwa Rabbigu soo furtay sidaas ha yidhaahdeen, Waana kuwa uu isagu ka soo furtay gacantii cadowga,