Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 106:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Awowayaashayo ma ay garan yaababkii aad dalka Masar ku samaysay. Oo ma ay xusuusan badnaantii naxariistaada, Laakiinse way ku ag caasiyoobeen badda, taas oo ah Badda Cas.

Sabuurradii 106

Sabuurradii 106:1-17