Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 106:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxay isagii kaga cadhaysiiyeen biyihii Meriibaah agtooda, Sidaas daraaddeed dhib baa ku dhacday Muuse iyaga aawadood,

Sabuurradii 106

Sabuurradii 106:24-38