Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 106:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed isagu wuxuu yidhi, Waan baabbi'inayaa. Laakiinse Muuse oo ahaa kii uu doortay ayaa hortiisa u istaagay xidhiidhla'aantii u dhexaysay, Inuu Ilaah cadhadiisa ka leexiyo aawadeed si aanu iyaga u baabbi'in.

Sabuurradii 106

Sabuurradii 106:16-32