Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 105:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhulkiina abaar buu ugu yeedhay inay ku dhacdo, Ushii cuntada oo ay ku tiirsanaayeen oo dhanna wuu wada jebiyey.

Sabuurradii 105

Sabuurradii 105:8-18