Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 104:4-6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

4. Waxaad dabaysha ka dhigataa wargeeyayaashaada, Oo waxaad midiidinyadaada ka dhigataa dab ololaya,

5. Adigaa dhigay aasaaska dhulka, Si aanu weligiis u dhaqdhaqaaqin.

6. Waxaad ku dabooshay mool sidii dhar oo kale, Biyihiina waxay joogsadeen buuraha korkooda.