Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 104:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wejigaagaad qarisaa, oo way dhibtoodaan, Naftoodaad ka qaaddaa oo way dhintaan, Oo waxay ku noqdaan ciiddoodii.

Sabuurradii 104

Sabuurradii 104:19-31