Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 100:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ogaada in Rabbigu Ilaah yahay, Waxaa ina sameeyey isaga, oo waxaynu nahay kuwiisii, Waxaynu nahay dadkiisii iyo idihii daaqsintiisa.

Sabuurradii 100

Sabuurradii 100:1-5