Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 10:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu wuxuu ku dhuuntaa meel qarsoon sida libaax godkiisa ku jira, Oo wuxuu u gaadaa inuu miskiinka qabsado, Oo intuu miskiinka qabsado ayuu ku soo jiitaa shabaggiisa.

Sabuurradii 10

Sabuurradii 10:2-17