Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 10:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii shar lahu isagoo wejigiisa kibir ka muuqdo wuxuu yidhaahdaa, Isagu waxba i weyddiisan maayo. Fikirradiisa oo dhammu waxaa weeye, Ilaah ma jiro.

Sabuurradii 10

Sabuurradii 10:3-13