Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 10:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbiyow, maxaad meesha fog u istaagtay? Oo maxaad u dhuumataa markii dhibaato jirto?

2. Kii shar leh oo kibir badan ayaa miskiinka si kulul u eryada, Xeeladdii ay hindiseen iyaga ha la rogmato.