Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu ahaan doonaa sida geed lagu beeray durdurrada biyaha agtooda, Oo midhihiisa dhala xilligooda, Oo aan caleentiisuna engegin. Oo wax alla wuxuu sameeyoba wuu ku liibaani doonaa.

Sabuurradii 1

Sabuurradii 1:1-5