Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 1:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa barakaysan ninkii aan ku socon talada kuwa sharka leh, Oo aan istaagin jidka dembilayaasha, Oo aan ku fadhiisan kursiga kuwa wax quudhsada.

Sabuurradii 1

Sabuurradii 1:1-5