Kitaabka Quduuska Ah

Ruud 4:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa ninkii xigaalka u dhow ahaa wuxuu yidhi, Anigu taas ma iibsan karo, waayo, waaba intaasoo aan dhaxalkayga halleeyaa; haddaba adigu qaado xaqii aan iibsashada u lahaa, maxaa yeelay, anigu ma aan iibsan karo.

Ruud 4

Ruud 4:1-11