Kitaabka Quduuska Ah

Ruud 4:20-22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

20. Cammiinaadaabna wuxuu dhalay Naxshoon, Naxshoonna wuxuu dhalay Salmoon;

21. Salmoonna wuxuu dhalay Bocas, Bocasna wuxuu dhalay Coobeed;

22. Coobeedna wuxuu dhalay Yesay, Yesayna wuxuu dhalay Daa'uud.