Kitaabka Quduuska Ah

Ruud 4:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu kuu noqon doonaa naf-sooceliye iyo ku markaad gabowdo ku quudiya. Waayo, waxaa isaga kuu dhashay gabadhii aad soddohda u ahayd ee ku jeclayd, ee kaaga sii wanaagsan toddoba wiil.

Ruud 4

Ruud 4:9-19