Kitaabka Quduuska Ah

Ruud 2:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ruud tii reer Moo'aab waxay tidhi, Oo weliba wuxuu igu yidhi, Waa inaad la joogtaa raggayga dhallinyarada ah ilaa ay dhammeeyaan beertayda ay gooynayaan.

Ruud 2

Ruud 2:17-23