Kitaabka Quduuska Ah

Ruud 1:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Nimco waxay ku tidhi labadii gabdhood ee ay soddohda u ahayd, Taga oo middiin kastaaba ha ku noqoto gurigii hooyadeed; oo Rabbigu si raxmad leh ha idiin yeelo taasoo ah sidii aad ula macaamilooteen kuwii dhintay iyo anigaba.

Ruud 1

Ruud 1:7-14