Kitaabka Quduuska Ah

Ruud 1:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed labadoodiiba way israaceen ilaa ay yimaadeen Beytlaxam. Oo markay Beytlaxam yimaadeen, magaaladii oo dhammu waa ku soo ururtay, oo dumarkiina waxay yidhaahdeen, Tanu ma Nimco baa?

Ruud 1

Ruud 1:10-22