Kitaabka Quduuska Ah

Ruud 1:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

haddaba ma waxaad sugaysaan ilaa ay ka koraan? Oo ma sidaas baad isaga daynaysaan inaad niman guursataan? Gabdhahaygiiyow, maya, waayo, taasaan aad uga xumaanayaa idinka aawadiin, waayo, waxaa igu soo baxday gacanta Rabbiga.

Ruud 1

Ruud 1:4-15