Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 9:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal maxay la tahay Ilaah haddii, isagoo doonaya inuu cadhadiisa muujiyo oo xooggiisa dadka ogeysiiyo, uu samir badan ugu dulqaatay weelasha cadhada oo loo diyaariyey baabbi'idda,

Rooma 9

Rooma 9:14-29