Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 9:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse, nin yahow, kumaad tahay kaaga Ilaah u jawaabayow? Wixii la sameeyey miyey kii sameeyey ku odhan doonaan, Maaxad sidan noogu samaysay?

Rooma 9

Rooma 9:10-26