Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 8:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, kuwuu hore u yiqiin wuxuu haddana hore ugu doortay inay u ekaadaan suuradda Wiilkiisa, inuu isagu curad ku noqdo walaalo badan dhexdood.

Rooma 8

Rooma 8:23-31