Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 8:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagoo keliya ma aha, laakiin innagana waa sidaas oo kale, kuweenna haysta midhihii ugu horreeyey ee Ruuxa, xataa innaga qudheennu dhexdeenna ayaynu ka taahnaa, innagoo sugayna carruurnoqoshadeenna, taasu waxaa weeyaan samatabbixinta jidhkeenna.

Rooma 8

Rooma 8:15-26