Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 8:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, ma aydnaan helin ruuxa addoonnimada inaad mar kale cabsataan, laakiinse waxaad hesheen Ruuxa carruur idinka dhigay, kan aynu ku qaylinno Aabbow.

Rooma 8

Rooma 8:12-21