Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 7:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba maxaynu nidhaahnaa? Sharcigu ma dembi baa? Ma suurtowdo! Hase ahaatee, dembi ma aanan garteen, sharcigaan ku gartay mooyaane, damaca xun ma aanan garteen haddaan sharcigu i odhan, Waa inaadan wax damcin.

Rooma 7

Rooma 7:1-9