Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 7:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba wixii wanaagsanaa miyey dhimasho ii noqdeen? Ma suurtowdo! Laakiin dembigu, inuu muuqdo inuu dembi yahay, ayuu wax wanaagsan igaga dhex shaqeeyey oo dhimasho ii keenay, in dembigu amarka ku noqdo dembi miidhan.

Rooma 7

Rooma 7:9-23