Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 6:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sida dadkaan u hadlayaa jidhkiinna itaaldarradiisa aawadeed. Waayo, sidii aad xubnihiinna uga dhigi jirteen addoommadii wasakhnimada iyo dembiga inaad dembi fashaan, sidaas oo kalena haatan xubnihiinna ka dhiga addoommadii xaqnimada quduusnaanta aawadeed.

Rooma 6

Rooma 6:14-22