Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 6:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ma waydaan ogayn inaad addoommo u tihiin kii aad isu siisaan sida addoommo addeeca, oo aad addoommadiisa tihiin kii aad addeecdaan, ama ha noqoto dembiga idiin kaxeeya xagga dhimashada ama addeecidda idiin kaxaysa xagga xaqnimada?

Rooma 6

Rooma 6:11-20