Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 4:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba barakadan miyaa lagaga hadlay kuwa gudan oo keliya, mise kuwa buuryoqabka ahna waa lagaga hadlay? Waayo, waxaannu nidhaahnaa, Ibraahim rumaysadkiisii waxaa loogu tiriyey xaqnimo.

Rooma 4

Rooma 4:4-12