Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 4:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu helay calaamada gudniinta, tan ahayd shaabaddii xaqnimada oo rumaysadkii uu haystay intuu buuryoqabka ahaa; inuu noqdo aabbihii inta rumaysata oo dhan in kastoo ay buuryoqab yihiin, in xaqnimo loo tiriyo iyaga,

Rooma 4

Rooma 4:1-17