Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 3:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa maxay haddaba? Miyaynu dhaannaa iyaga? Maya, sinaba. Waayo, horaannu u dacweynay Yuhuudda iyo Gariigtaba inay kulligood dembi ku hoos jiraan.

Rooma 3

Rooma 3:1-18