Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 14:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, haddii aynu nool nahay, Rabbigaynu u nool nahay; oo haddii aynu dhimannona, Rabbigaynu u dhimannaa, sidaas daraaddeed haddii aynu nool nahay iyo haddii aynu dhimannoba, Rabbigaa ina leh.

Rooma 14

Rooma 14:3-12