Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 14:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii cunaa yuusan quudhsanin kii aan cunin, kii aan cuninna yuusan xukumin kii cuna, waayo, Ilaah baa aqbalay isaga.

Rooma 14

Rooma 14:2-12