Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 14:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Shuqulka Ilaah ha u dumin cunto aawadeed. Hubaal wax waluba waa nadiif, laakiin waa u xun tahay kii cuna isagoo mid kale xumaynayo.

Rooma 14

Rooma 14:13-22