Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 13:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Madaxdu cabsi ma geliyaan kuwa shuqul wanaagsan sameeya, kuwa xumaan sameeya mooyaane. Ma waxaad doonaysaa inaadan ka cabsan kan amarka leh? Wax wanaagsan samee, oo ammaan baad ka helaysaa isla isaga.

Rooma 13

Rooma 13:1-10