Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 12:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, nimcadii lay siiyey ayaan ku hadlayaa, waxaan ku leeyahay, Mid kasta oo idinka mid ah, yuusan isderejayn intuu isderejayn lahaa in ka badan, laakiinse miyirqab ha ku fikiro, sida Ilaah mid kasta u siiyey qayb rumaysad ah.

Rooma 12

Rooma 12:1-13