Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 12:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba, walaalayaalow, waxaan idinku baryayaa Ilaah naxariistiisa inaad jidhkiinna Ilaah u siisaan sida allabari nool oo quduus ah oo Ilaah ku farxo, waana cibaadaysigiinna caqliga leh.

Rooma 12

Rooma 12:1-5