Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 11:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal hadda fiiri roonaanta iyo adkaanta Ilaah; kuwii dhacay xaggooda adkaantiisaa la jirta, laakiinse xaggaaga waxaa la jirta roonaanta Ilaah, haddaad roonaantiisa ku sii socotid, haddii kaleeto adna waa lagu gooyn doonaa.

Rooma 11

Rooma 11:21-26